War Murtiyeed laga soo saaray shir DF iyo dowlad goboleedyada uga socday Kismaayo
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daauud Aweys Jaamac ayaa soo xiray shirka Wadatashiga Ballaarinta Idaacadaha Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah federaalka iyo gobolka Banaadir oo Kismaayo ka socday Labadii cisho ee la soo dhaafay. Shirka ayaa waxaa laga soo saaray War Murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo la xiriira xoojinta wada shaqeynta … Continue reading War Murtiyeed laga soo saaray shir DF iyo dowlad goboleedyada uga socday Kismaayo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed